Tashi lagu gaaray shirkii Taleex

Published: January 11, 2012

Kn: Kadib maalmo ay fadhiyeen geedka Bardaha ee magaalada Taleex budhigayaasha dadka ku dhaqan deegaanada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayay ku go’aamiyeen in maamul goboleed ay samaytaan.

Shirka oo ay ka qeybgalaan siyaasiyiin mug leh, madaxdhaqameed, qurba-joog, iyo dhalinyaro ayaa lagu gorfeeyey aayaha dadka deegaanadaasi, waxaana la’isku waafaqay in ay dhistaan maamul goboleed.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Kibaki oo shirka London kaga dhawaaqaya in qaxootiga la celinayo
“Ingiriiska cirka waa uu ka duqeyn karaa Soomaaliya”
Ciidamada Kenya oo si rasmi ah ugu biirey AMISOM
Somali businessman hails Turkey role as model :- Reuters
Baydhabo oo ka baxday gacanta Alshabaab