Ogeysiis: Xaflad soodhaweynta Farmaajo oo Sweden ka dhacaysa

Published: January 14, 2012

Kn: Waxaa dhammaan jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Yurub gaar ahaan dalka Sweden la ogeysiinayaa in xaflad lagu soo dhaweynaayo Ra’isul Wasaarihii hore ee DFK

Mr. Maxamed Cabdullahi Farmaajo lagu qaban doono Stockholm.

Xafladdaa ballaaran ee lagu soo dhaweynaayo Ra’isul Wasaarihii hore ee DFKS ujeedadeedu waa in looga mahadceliyo shaqadii wanaagsaneyd ee uu qabtay mudadii uu xafiiska Ra,sulwasaare-nimo hayay , Mr. Maxamed Cabdullahi Farmaajo waana xaflad u furan qofkasta oo Soomaali ah.

Goobta: Isafjordsgatan 22, Electrum Restaurang och Konferens Kista

Taariikhda: Sabti 28/01/2012, Saacadda: 14.00 – 18.00

Wixii faahfaahin ama macluumaad dheeraad ah fadlan kala soo xiriir:

Abdulkadir Okashe Ali, Tel: +46 723299220, Email: okashe1@hotmail.com

Ali Abdi Wardhere (Cali Yare), Tel: +46 700259636, ali.peaceactivist@gmailcom

Kasoo qeybgal wacan


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Kibaki oo shirka London kaga dhawaaqaya in qaxootiga la celinayo
“Ingiriiska cirka waa uu ka duqeyn karaa Soomaaliya”
Ciidamada Kenya oo si rasmi ah ugu biirey AMISOM
Somali businessman hails Turkey role as model :- Reuters
Baydhabo oo ka baxday gacanta Alshabaab