Qoys todobo ah iyo Shabaab todobo ah oo ku dhintey Jillib

Published: January 15, 2012

Kn: Duqeyn xagga cirka ah oo ay geysteen dayuuradaha dalka Kenya ayaa waxaa ku dhintey shan carruur ah iyo labadooda waalid oo markaasi qado usii fariisanayay, waxaa kale oo ku dhintey 7 ka tirsan dagaalyahanada Alshabaab.

Duqeyn hore oo dhacday ayaa sidoo kale ay dad rayid ah ku waxyeeloobeen.

Kenya kama aysan hadlin waxyeelada shacabka soo gaartay.

Dhawaan ayay ahayd markii duqeyn ka dhacday magaalada Hoosingoow ay ku le’deen dad shacab ah.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Kibaki oo shirka London kaga dhawaaqaya in qaxootiga la celinayo
“Ingiriiska cirka waa uu ka duqeyn karaa Soomaaliya”
Ciidamada Kenya oo si rasmi ah ugu biirey AMISOM
Somali businessman hails Turkey role as model :- Reuters
Baydhabo oo ka baxday gacanta Alshabaab