Ceelal Shidaal ah oo qodistooda ka bilaabatay Puntland

Published: January 17, 2012

Kn: Shirkadda Shidaal qodista ee Africa Oil ayaa sheegtey in ay shalay biloowdey qodista ceel shidaal ah oo ku yaala dooxada Dharoor.

Waxa ay shirkada sheegtey in ceelka laga shidaal gaarayo muddo 3 bilood ah.

Ceel kale oo ku yaala dooxaha Nugaaleed in isaga qodistiisa ay bilaabanayso.

Ceelashani waxa ay noqonayaan kuwii ugu horeeyey oo shidaal laga soo saaro Soomaaliya muddo sanooyin badan ah kadib.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
FIIDSOOH : SKA iyo tuuggii Kabo-Calaf
“Dowladda waxay waafaqsantahay heshiisyaddii Siyaad Barre uu galay”
Murankii Xamar lagu xalin waayay oo Addis lala tagay
Mahiga : Xukunka dilka ah ee Somaliland waa sharci darro
Dhallintii Dalkoow