Askariga kasoo baxa difaacyada waa 5 sanno xabsi ah

Published: March 1, 2012

Kn: Ilaa iyo lix askari oo ka tirsan ciidamada DKMG ah oo la sheegey in ay kasoo baxeen difaacyada ayaa lagu xukumey min shan sanno oo xarig ah.

Xukunkaasi waxaa riddey maxkamadda ciidamada qalabka sidda oo uu gudoomiye ka yahay Muungaab.

Dacwad kale oo raggani lagu soo oogey waxa ay ahayd in ay magaalada la dhexmarayeen hubkooda iyagoo aanan dares xirneyn.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Raadaar kadib, amaanka Kismaayo oo ay diiradda saarantahay
Ethiopia iyo Masar oo heshiiyey
AMISOM oo Kismaayo lagu weeraray, waa markii koowaad
Shirweynihii waxbarashada oo Xamar ka furmey
Education will be the foundation of a new Somalia, Prime Minister says, opening a landmark National Education Conference in Mogadishu