Ogeysiis: Jaaliyadda Jubooyinka ee UK oo Shirweyne isugu imaanaya

Published: June 7, 2012

Ogeysiis Jaaliyada Jubaland ee UK waxaa la Ogeysiinayaa in ay ka soo qeyb galaan Shirweyne lagu soo dhaweynayo dib u Xoreynta Jubboyinka oo ka dhici doono Magaalada Birmingham
Dhamaan Jaaliyada Jubaland ee cariga UK waxaa la Ogeysiinayaa in ay ka soo qeyb galaan Shirweyne looga wada tashanayo arimaha Jubboyinka isla markaasina lagu taageerayo dib u xoreynta ka socota deegaanadaasi.

Shirka waxaa kaloo looga wada hadli doonaa shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka ee dhawaan lagu wado in uu ka dhaco degmada Afmadow,dib u dhiska , Maalgelinta , Mashaariicda iyo horumarint deegaanada Jubboyinka.

Madaasha shirka waa:

Khidmat Centre 2a heather Road OF

Coventry Road

B10 9TA.

Birmingham.

Taariikhda: Saturday 9/6/2012

Waqtiga: 13:00 duhurnimo

Waxii Faahfaahin ah Kala xiriir:

Sheekh Maxamed Barre Tel: 07832488128

C/risaaq Xaaji Cali Tel: 07930384923

Qureesha Cabdille Tel: 07903075072

Cabdirashid Daahir Tel: 07428639219

Ka soo qeybgal wacan

Waad mahadsantahiin.


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013
Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24 May 2013, Addis Ababa, Ethiopia‏
Jeneraal Saalax Makoma, taliye cusub oo loosoo magacaabay Jubadda Hoose
Madaxweynayaasha IGAD oo ansixiyey go’aankii wasiiradda
Wafti Xamar ka yimid oo Kismaayo gaaray maanta