Saxafi lagu dhaawacay Xamar

Published: June 8, 2012

Kn: Maxamed Shariif ayaa noqaya wariyihii ugu dambeeyey qulqulatooyin lagu waxyeeleeyey wariyeyaal badan, sawirkani waa wariyaha oo dhaawacan qarixii tiyaatarka bishii April isagoo ka mid ahaa dadkii qaraxaasi ku dhaawacmay, waxaanan ka helney midoowga suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) .

Wariyaha waxa uu ka hawlgalaa idaacadda Bar-Kulan ee ay Qaramada Midoobey maalgaliso ee Nairobi fadhigeeda yahay.

NUSOJ waxa ay sheegtey in rag hubeysan ay ku weerareen Xamar Jajab, 10 xabadna ay ku gameen, balse labbo oo kaliya ay haleeleen.

Weerarada wariyeyaasha ayaa sii kordhaya, waxaana muuqda shirqoolo maleegan oo wariyeyaasha ka dhan ah.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Maamulka Jubbaland “Timidtii horaba dab loo waa”
War saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland oo lagu ogolaaday war murtiyeedkii IGAD
Kismaayo oo dagaal laga iclaamiyey
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013
Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24 May 2013, Addis Ababa, Ethiopia‏