Kn: Moowjado biyo ah oo ku dhuftey markab u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa waxaa ka dhashay qasaare hantiyeed.
Markabka oo taagan dekada weyn ee Xamar ayaa waxaa soo kormeerey wasiiro uu ka mid yahay wasiirka lacagta Cabdinaasir Maxamed Cabdulle, iyagoo soo qiimeeyey baaxadda qasaaraha.
Waxa ay wasiiradda balanqaadeen in dowladda ay gacan siineyso ganacsatada qasaaraha soo gaaray, waxaana la saaray guddi arrintaasi qaabilsan.
KismaayoNews.com