“Ethiopia waa joogeysaa inta dastuurka laga ansixinayo”

Published: June 23, 2012

Kn: Ciidamada Ethiopia waa sii joogaayaan gudaha Soomaaliya inta laga ansixinayo dastuurka iyo inta laga helayo ciidamo militari oo ay Soomaaliya leedahay oo dowladda difaaci kara.

Hadalkani waxaa Addis Ababa wariyeyaasha ugu sheegey afayeenka xukuumadda Ethiopia Shamiles Kamal.

Arrintani ayaa waxa ay ka dhigantahay isbadal xagga siyaasadda Ethiopia ee Soomaaliya ku wajahan.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Mooshinkii lala noqey, laakiin mar kasta waa lasoo celin karaa, xitaa berri
Jubbaland : Hadal is burinaya oo kasoo baxay Ethiopia
Norway “Kenya kuma taageereyno qaadashada dhul Soomaaliyeed”
Way dhibanyihiine u dhimriya!
Olole nadaafadeed oo ay qeyb ka yihiin ciidamada oo ka biloowmey Kismaayo