Kn: Dhamaan bulshada kasoo jeedda goboladda Jubbooyinka ama deegaanadda Waamo waxaa lagu wargalinayaa in shirweynihii jaaliyadda Waamo Waqooyi Amerika la qabanayo koowda Luuliyo.
Xafladda waxaa lagu qabanayaa ciwaanka ah 1330 Industrial Blvd, N.E Minneapolis.
Kasoo qeybgal wacan
KismaayoNews.com