Suldaanka Baajuun oo laga celiyey shirka Odayaasha

Published: July 5, 2012

Kn: War saxaafadeed soo gaaray shabakadan KismaayoNews ayaa sheegaya in Suldaanka Beesha Baajuun laga celiyey shirka odayaasha ee Xamar ka socda, iyadoo booskiisa lagu badalay qofkale oo ay madaxda dowladda keensadeen.

Suldaan DILI MAHADHI DILI ayaa haatan ku sugan hotel caasimadda ku yaala, iyaddoo dadka u baahan in ay xiriir la sameeyaan ee bahda saxaafadda ah ama dadka kale ay kala xiriiri karaan +252616323325.

Horey waxaa u jirey eedeymo kuwani oo kale oo soo baxay, laakiin waxa laga xaliyey ay iska yaryihiin.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Labbo qof xoolo dhaqato ah oo lagu diley suuqa xoolaha Kismaayo
Xaawo Wiilo iyo seeygeeda Faarax Feyte ayaa dil ka geystey Kismaayo
Ciidamada dowladda ee Kismaayo oo taliskooda la’isku heysto
Madaxweynaha Jubbaland oo wafti qaabiley
Haweeney Kismaayo ku dishey 2 askari