Kn: Asxaab, qaraabo iyo ehelada Caruuska iyo Caruusadda kala ah Suleeymaan Xuseen Dhabar iyo Sahra Axmed ayaa halkan tahniyad kal iyo laab oga diraya lamaanaha cusub oo arooskoodu ka dhacay .
Dadka tahniyadda diraya
Maxamed Dhaqane Cali
Maxamed Siraad Xassan
Cabdi Daa’uud
Aabo Xusseen Dhabar
Isxaaq Xusseen Dhabar
Abuubakar Dhabar Barre
Axmed Dhabar Barre
Daa’uud Bishaar Dhabar
Ciise Aadan Xassan
Cabduwahaab Nuur Dhabar
Siraad Xassan Barre
Aadan Xassan Barre
Iyo Dhamaan reer Barre oo ku magacdheer reer Budi.
Dadkani iyo kuwa kale oo badan oo aan halkan lagu soo koobi Karin waxa ay tahniyad aroos u dirayaan Gamaanka kala ah Farska iyo Geenyada, Daa’uuska iyo Haldhaaga, Boorka iyo Qalanjada, iyo Sagaarka iyo Atoorka, lamaanaha nolosha iska doortey ee k ala ah Suleeymaan Xuseen Dhabar iyo Sahra Axmed oo ku aqal galay magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Barri Kenya.
Waxay illaahay oga baryayaan kuwii noqda reer isku waara, kala hela ubad diintooda iyo dalkooda difaaca.
Aamiin, Aamiin, Aamiin