Jirde Xuseen oo tagay Luujina

Published: July 15, 2012

Kn: Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Cabdullaahi Jirde Xuseen ayaa maanta booqdey garoonka kubbada cagta ee Ex- Luujina halkaasi oo uu dayactir ka socdo.

Dhanka kale ururada dhalinyarada ayaa kulamo la qaatay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Gaas.

Ururada dhalinyarada waxaa horkacayay asaasaha kacdoonka qabyaalad diidka Aadan Mataan, waxayna madaxda dowladda ka wadahadleen sidii loo hormarin lahaa arrimaha dhalinyarada si aysan u dhicin in afaaro qabiil lagu soo duwdo dhalinta.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Press Release: Statement from Jubaland State of Somalia
Maamulka Jubbaland “Timirtii horaba dab loo waa”
War saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland oo lagu ogolaaday war murtiyeedkii IGAD
Kismaayo oo dagaal laga iclaamiyey
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013