Tacsi : Geeridii Maxamed Cumar Sabuul

Published: July 15, 2012

Kn: Dad kala duwan ayaa halkan ka diraya tacsi tiiraanyo leh oo ay u dirayaan qoyska marxuumka iyo dadka Jubbooyinka oo uu ka baxay shaqsi qiimo badan.

Dadka tacsiyada diraya

1. Maxamed Nuur Cabdulaahi (Afaan)
2. Suldaan Cabduwaab Khaliif (Cabdi Saabir)
3. Xaaji Cali Xuseen Ducaale
4. Maxamed Saalax Deeg
5. Axmed Cali Cagaar
6. Cabdullaahi Keynaan Ducaale (Boos)
7. Maxamed Axmed Sheekh Bashiir
8.Cabdullaahi Cabdi Caday
9. Bashiir Maxamed Baahale
10. Bashir Maxamed Abaaqaroow
11.Maxamuud Maxamed Abaaqaroow
12. Cabdifataax Axmed Sheekh Bashiir
13. Cabdinaasir Axmed Sh. Bashir
14. Maxamed Sheekh Dhaqane
15. Haashim Yaroow Cabdi
16. Cabdullaahi Cabdi Dacar

Iyo dad kale oo farabadan waxa ay halkan tacsi tiraanyo leh oga dirayaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Nadadoon, siyaasi Maxamed Cumar Sabuul oo ku geeriyoodey dalka Maraykanka, waxa ay leeyihiin samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo.

Aamiin, Aamiin, Aamiin


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Way dhibanyihiine u dhimriya!
Olole nadaafadeed oo ay qeyb ka yihiin ciidamada oo ka biloowmey Kismaayo
Labbo qof xoolo dhaqato ah oo lagu diley suuqa xoolaha Kismaayo
Xaawo Wiilo iyo seeygeeda Faarax Feyte ayaa dil ka geystey Kismaayo
Ciidamada dowladda ee Kismaayo oo taliskooda la’isku heysto