Gudiga kormeerka Qaramada Midoobey oo Maraykanka eedeeyey

Published: July 24, 2012

Kn: Madaxda DKMG ah oo kaliya ma ahan kuwa lagu eedeeyey warbixinta gudiga kormeerka cunaqabataynta Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ee la hordhigey Golaha Amaanka.

Warbixinta waxaa sidoo kale lagu eedeeyey in dowladda Maraykanka ay si joogto ah u jabisey cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya saaran, waxaa la sheegey in Maraykanka uu kaalmo militari oo hub ah siiyey dowladda Soomaaliya iyo waliba xagga sirdoonka iyada oo aanan ogolaansho laga helin xubnaha golaha amaanka.

Waxaa tusaale loosoo qaatay hadal uu jeediyey Axmed Fiqi oo ah madaxa nabadsugida Soomaaliya oo u mahadcelinaya Maraykanka kaalmada ay ka geysteen arrimaha sirdoonka Soomaaliya.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Muwaadhiniinta K/Afrikaanka ah ee lagu diley Soomaaliya oo tiradoodu korortey
Government condemns senseless attack on UN
AMISOM condemns attack on UNCC compound in Mogadishu
Muuqaladda sidii wax u dhaceen maanta Xamar
Weerarkii hey’adda Qaramada Midoobey ee UNDP iyo Amniga Qaranka