Sh. Shariif “Haykalkii dowladnimada ayaan soo celiyey”

Published: July 24, 2012

Kn: Madaxweynaha DKMG ah ayaa sheegey in intii uu xilka hayay ay Soomaaliya kusoo laabatay nidaamkii dowladnimada iyo kala dambeyntii.

Isaga oo la hadlayay idaacada dowladda ayaa sheegey in waxyaabihii uu qabtay ay ka midyihiin in uu ciidamada dhisey, dastuurka la qorey, in dhismayaashii dowladda gacanta dowladda kusoo celiyey.

Madaxweynaha ayaa dhawaanahan ku jirey ololaha doorashada madaxweynenimo, isagoo sheegey in hogaankiisa uu yahay mid tijaabsan, islamarkaasina loo baahanyahay in wayaalaha qabyada ah la dhamaystiro.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Waftigii IGAD oo gaaray Kismaayo kulamana galay
Xamar, kulankii IGAD iyo dawladda
Sheekh Shakuul “Waan ku qanacsanahay madaxweynenimada Axmed Madoobe”
Madaxweyne Axmed Madoobe oo la caleemo saaray
Dowladda : Waan joojiney waanwaantii Kismaayo, talaabo ayaan qaadaynaa