Xagle-Toosiye “Haakaalah” ma dhihin

Published: July 25, 2012

Kn: Hogaamiyaha ciidamada SSC ee gobolada Waqooyi oo lagu magacaabo Saleeymaan Xagle-Toosiye ayaa dhawaan gaaray magaalada Buuhoodle kadib kulan uu Dubai kula yeeshey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo.

Mar uu shalay la hadlayay boqolaal dad ah oo Buuhoodle kusoo dhaweeyey ayuu rajo ka muujiyey waanwaan dhexmarta iyaga iyo Somaliland, wuxuuna ku baaqay in nabad wax lagu raadiyo.

Balse isaga oo aanan 24 saac nasanin oo aanan “haakaalah” oran ayay dagaalo ka dhexbiloowdeen ciidamada Khaatumo iyo kuwa Somaliland.

Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in dagaalka ay qaadeen ciidamada Khaatumo, waxaana jira khasaaro labada dhinac ah.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013
Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24 May 2013, Addis Ababa, Ethiopia‏
Jeneraal Saalax Makoma, taliye cusub oo loosoo magacaabay Jubadda Hoose
Madaxweynayaasha IGAD oo ansixiyey go’aankii wasiiradda
Wafti Xamar ka yimid oo Kismaayo gaaray maanta