Doodishe oo wali Gaalshiraha ku jira

Published: July 26, 2012

Kn: Taliyaha Police-ka gobolada Bay iyo Bakool Aadan Doodishe ayaa maalintii labaad ku jira xabsiga ciidamada Ethiopia ee Baydhabo ku sugan.

Mas’uulkani ayaa waxaa lala xirey taliyihii Police-ka ee Baydhabo oo lagu magacaabo Aadan Biid.

Wararka kasoo baxaya Baydhabo waxa ay sheegayaan in muran xagga canshuuraha ah iyo qalqal xagga amaanka ah oo magaalada ka jira la sheegey in ay lug ku leeyihiin labadani mas’uul.

Waxaa socda dadaalo lagu soo deynayo.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Hordhac : Xog aan ka helney gudigii xaqiiqo raadinta IGAD ee Kismaayo tagay
Duulimaadkii Kismaayo iyo Xamar oo dib u furmey
Ciidamo ka socda Sierra Leone oo soo gaaray Taabdo, Jubadda Hoose
Mooshinkii lala noqey, laakiin mar kasta waa lasoo celin karaa, xitaa berri
Jubbaland : Hadal is burinaya oo kasoo baxay Ethiopia