Garsooreyaasha Garka cilaanka leh

Published: July 28, 2012

Kn: Kuwani waa qaar ka mid ah 52 garsoore oo kitaabka Qur’aanka maxkamadaha dadka ku xukumi doono waxaana lagu dhaariyey kutubka Qur’aanka.


Xaflad balaaran oo madaxtooyada ka dhacday ayaa waxaa ka hadlay wasiirka Garsoorka, diinta iyo Awqaafta Axmed Xasan Gaboobe Ugaas Bille iyo Xeel Illaaliyaha guud Caydiid Ilka Xanaf.

Garsoorayaashani oo intooda badan ah rag odayaal ah, diinta islaamkana garanaya ayaa ka hawlgali doona maxaakiimta dalka, iyagoo hoos tagi wasaaradda garsoorka, diinta iyo awqaafta.

Madaxweynaha DKMG ah Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa ka qeybgalay.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Press Release: Statement from Jubaland State of Somalia
Maamulka Jubbaland “Timirtii horaba dab loo waa”
War saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland oo lagu ogolaaday war murtiyeedkii IGAD
Kismaayo oo dagaal laga iclaamiyey
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013