Xildhibaanada oo la xulayo

Published: July 28, 2012

Kn: Hogaamiyeyaasha beelaha Soomaalida ee caasimadda ku sugan ayaa ku guda jira xulista xildhibaanada baarlamaanka cusub.

Baarlamaanka oo tiradiisa noqoneyso 275 xubnood ayaa la bilaabay xulistiisa, iyada oo beelaha qaar ay gudbiyeen liiska xildhibaanada oga qeybgalaya.

Xildhibaanaddii horey baarlamaanka ugu jirey ayaa ku jira loolan kala dhaxeeya rag cusub oo doonaya in ay badalaan, waxaana la saadaalinayaa in baarlamaanka imanaya ay u badnaan doonaan xildhibaano baarlamaanka ku cusub.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Axmed Madoobe oo yimid Nairobi
Muwaadhiniinta K/Afrikaanka ah ee lagu diley Soomaaliya oo tiradoodu korortey
Government condemns senseless attack on UN
AMISOM condemns attack on UNCC compound in Mogadishu
Muuqaladda sidii wax u dhaceen maanta Xamar