Caalin iyo Qeybdiid oo isku haya Galmudug

Published: July 31, 2012

Kn: Maxamed Axmed Caalin waxa uu ku suganyahay Nairobi sababo caafimaad, laakiin Gaalkacayo waxaa ka socota qabanqaabo doorasho madaxweynenimada, dadka xilkaasi u taaganna waxaa ka mid ah Jeneraal Cabdi Cawaale Qeybdiid.

Lix kale oo musharax ayaa jirta, doorashadana waa mid uu Caalin kazoo horjeedo, isagoo sheegey in sanadka dambe la qaban doono.

Laakiin diidmadaasi waa mid ay iska dhagomarinayaan Qeybdiid iyo raga kala, waxaana la odorasayaa in Qeybdiid uu ku guuleysan doono haddii ay suurogasho, halkaasi waxaa suurogal ah in ay ka abuuranto xasarad labbo madaxweyne dhexmarta.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013
Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24 May 2013, Addis Ababa, Ethiopia‏
Jeneraal Saalax Makoma, taliye cusub oo loosoo magacaabay Jubadda Hoose
Madaxweynayaasha IGAD oo ansixiyey go’aankii wasiiradda
Wafti Xamar ka yimid oo Kismaayo gaaray maanta