Carrab oo ka hadlay Britain

Published: July 31, 2012

Kn: Xusseen Carrab Ciise, wasiirka gaashaandhiga DKMG ah ayaa beeniyey warar warbaahinta kusoo baxay oo ahaa in ciidamo Britain ka socda ay Soomaaliya joogaan.

Waxa uu sheegey in tiro ciidan lagu tilmaami karo aysan joogin Soomaaliya, waxa meesha tagayna ay yihiin tabobarayaal, isagoo saxaafadda ku dhaliilay wararka ka badbadinta ah.

In ay tabobarayaal yihiin waxaa la qaba dowladda Britain oo lafteeda xili hore ka hadashay, laakiin hadalkiisa waxaa loo badinayaa in uu yahay mid ka dhashay walwal ay Britain ka muujisey wararka laga qorey tabobarayaasha, sidaasi darted ay muhiim tahay in dowladda ay kala cadayso.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Press Release: Statement from Jubaland State of Somalia
Maamulka Jubbaland “Timirtii horaba dab loo waa”
War saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland oo lagu ogolaaday war murtiyeedkii IGAD
Kismaayo oo dagaal laga iclaamiyey
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013