Madaxweynaha oo damaanad siiyey burcadda badeeda

Published: August 3, 2012

Kn: Haddii ay siidaayaan dadka iyo maraakiibta ay heystaan, joojiyaana falalka ay ku kacayaan, dowladda Soomaaliya burcad badeeda waxa ay u fidin doontaa damaanad qaad ah in aanan sharciga lala tiigsan doonin.

Hadalkani waxa uu kasoo yeerey madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay magaalada Balcad.

Madaxweynaha ayaa horey loogu eedeeyey in uu baasaboor dublamaasi ah siiyey nin burcadda u weyn oo safar ku tagay dalka Malesia.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Somalia and the slippery slope of ‘Jubbaland’
Guutaale oo dhexda ka baxay
Foowsiyo oo wadahadal la yeelatay Kenya
Baarlamaanka Soomaliya oo Xanuunkiisii kusoo kacay
Dowladda oo shirkad shisheeye u saxiixday dhul beereed