Kn: Wararka ka imanaya Shabeelada Hoose ayaa sheegaya iyo ciida,ada dowladda ay la wareegeen garoonka muhiimka ah ee KM50.
Dhanka kale magaalada Kismaayo ayaa laga soo sheegayaa in laga maqlay madaafiic ka dhacaysa, mana la oga waxa uu diryaanka ahaa.
Garoonka KM50 waxa uu u dhowyahay magaalada Marka, iyada oo Kismaayo iyo Marko ay yihiin labbo magaalo oo aad muhiim u ah, haddii gacanta Shabaabka ay ka baxaane ay noqoneyso dhamaadka xukunka Alshabaab.
KismaayoNews.com