Kn: Odqyaasha dhaqanka ayaa laga codsaday in kama da,beys bari oo axad ah soo gudbiyaan liiska xildhibaanada galaya baarlamaanka cusub.
Prof Xiireey iyo Xaliimo Yareey waa isla gudoo,iyeyaasha gudiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka, waxay maanta shir jaraaid ka sheegeen in xildhibaanada ay noqdaan kuwa waafaqsan shuruudaha loo dajiyey kana mid yihiin in ay wax akhrin karaan, waxna qori karaan, kasoo baxeen dugsi sare, dalka aanan da,bi ka galin, islamarkaasina boqolkiiba sodon haween yihiin:
Lama oga in waqtigaasi kama dambeysta ah lagu gudbin doono liiska.
KismaayoNews.com