“Afar sanno haloo tiriyo Soomaaliya” Sheekh Shariif

Published: August 8, 2012

Kn: Meeqa sanno ayay kula tahay in Soomaaliya oga bixi karto dagaalada iyo burburka?, hagaag, waxaa su’aashaasi ka jawaabaya Sheekh Shariif, Madaxweynaha DKMG ah.

Waxa uu qabaa in afar sanno oo kaliya loo qabto, Soomaaliyana uu kaga saari doono dhibaatada heeysata iyo dagaalada.

Waxa uu la hadlayay warfidiyeeno aduunka ka kala socdey.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013
Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24 May 2013, Addis Ababa, Ethiopia‏
Jeneraal Saalax Makoma, taliye cusub oo loosoo magacaabay Jubadda Hoose
Madaxweynayaasha IGAD oo ansixiyey go’aankii wasiiradda
Wafti Xamar ka yimid oo Kismaayo gaaray maanta