Kn: Sawirka waxaa ka muuqda ciidamo ka socda midoowga Afrika oo ah Police kuwaasoo ka hawlgali doona saldhigyada Police-ka caasimadda.
Waa ay gaardinayaan, waxaana loosoo bandhigey saxaafadda, maalmihii ugu dambeeyey ayay dalka soo gaareen.
Waxa ay ka kala socdaan wadamada Nigeria, Jabuuti iyo Sierra Leone.
Ciidamadani ayaa la filayaa in ay la yimaadaan qalab iyo xirfado casri ah oo lagula dagaalamo dambiyada, islamarkaasina sahla baaritaanada dambiyada dhaca.
KismaayoNews.com