Kn: Iyada oo shalay markii labaad la gafay taariikhdii kama dambeysta ahayd ee xildhibaanada lagu soo gudbin lahaa, ayaa dhanka kale waxaa socda dadaal ay guriga farsamada imtixaam oga qaadanayaan xildhibaanadda illaa iyo hadda lasoo gudbiyey oo labbo boqol kor u dhaafaya.
Waxaa xildhibaanada lagu intixaamayaa heerkooda aqoon kadib markii ay soo baxday in qaarkood ay la yimaadaan shahaadooyin been abuur ah.
Sida uu dastuurka cusub qabo, xildhibaanka ayay tahay in uu noqdo mid aqoon leh illaa heer dugsi sare si dalka looga saaro dhibaatada uu ku jiro.
KismaayoNews.com