Madaafiic qoys ku laayay Via Afmadoow, Kismaayo

Published: August 12, 2012

Kn: Warar saakay kasoo baxaya Kismaayo waxa ay sheegayaan in dad rayid ah ay ku dhinteen duqeyn xalay magaalada loo geystey.

Maraakiib loo malaynayo in ay leedahay dowladda Kenya oo xalay gantaalo ku garaacay magaalada iyaga oo xeebta taagan ayaa qalqal weyn ka abuurey magaalada, waxaana ku dhintey illaa 3 qof oo hal qoys ah xaafadda Via Afmadoow.

Lama oga in duqeyntani ay hordhac u tahay duulaan lagu qaado magaalada xili ay soo baxayaan warar ka hadlaya saansaan dagaal oo magaalada ka dhan ah.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Mooshinkii lala noqey, laakiin mar kasta waa lasoo celin karaa, xitaa berri
Jubbaland : Hadal is burinaya oo kasoo baxay Ethiopia
Norway “Kenya kuma taageereyno qaadashada dhul Soomaaliyeed”
Way dhibanyihiine u dhimriya!
Olole nadaafadeed oo ay qeyb ka yihiin ciidamada oo ka biloowmey Kismaayo