Shaqaalaha dowladda oo la fasaxay

Published: August 16, 2012

Kn: Shaqaalaha rayidka ah ee DKMG ah ayaa waxaa la siiyey labbo maalmood oo fasax ah ciida darteed.

Sida uu sheegey sargaal sare oo u hadlay wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Isbooryiga, shaqaalaha dowladda oo inta baddan ku sugan caasimadda maadaamaa dowladda aysan gaarsiisanayn gobolada dalka in ay fasaxanyihiin si ay waqti ola qaataan qoysaskooda iyo caruurtooda.

Shaqaalaha la fasaxay kuma jiraan ciidamada dowladda oo inkasta oo ay yihiin shaqaale dowladeed hadane aanan hoos imanin wasaaradan.

Soomaaliya oo aysan dowlad ka jirin muddo dheer ayay dad badani shaqaale fasax la siinayo u tahay arrin rajo wanaagsan ah.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Raadaar kadib, amaanka Kismaayo oo ay diiradda saarantahay
Ethiopia iyo Masar oo heshiiyey
AMISOM oo Kismaayo lagu weeraray, waa markii koowaad
Shirweynihii waxbarashada oo Xamar ka furmey
Education will be the foundation of a new Somalia, Prime Minister says, opening a landmark National Education Conference in Mogadishu