Kn: Walaalaha muslimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeeyneynaa munaasabadda ciida Fidriga.
Haddii aan nahay bahda KismaayoNews waxaan aad ugu faraxsanahay in sanadkan inta badan si wadajir ah loo tukaday, gaar ahaan caasimadda oo ah ubucda dalka, waloow ay jireen gobolo dalka ka mid ah oo ay maamulada jira go’aansadeen in maalin kadib la tukado.
Waxaan idin leenahay sanadkan sanadkiisa nabad alle hanagu gaarsiiyo.
KismaayoNews.com