Ethiopia iyo ONLF oo wadahadlaya

Published: September 8, 2012

Kn: Afayeenka xukuumadda dalka Ethiopia Baraket Simon ayaa sheegey in wadahadalo ay u biloowdeen dowladda Ethiopia iyo jabhadda Xoreynta Ogaden.

Waa warkii ugu horeeyey oo dowladda Ethiopia ay sheegto wadahadalo dhexmara iyada iyo jabhadda oo dagaalaamaysa 27 sanno.

ONLF wax war ah kama uusan soo bixin, balse waxaa jira dadaalo daaha gadaashiisa ah oo mas’uuliyiin Kenyan ay wadeen.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Press Release: Statement from Jubaland State of Somalia
Maamulka Jubbaland “Timirtii horaba dab loo waa”
War saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland oo lagu ogolaaday war murtiyeedkii IGAD
Kismaayo oo dagaal laga iclaamiyey
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013