Kn: Dagaalo maanta ka dhacay deegaanka Janaa-Cabdalla ee bartamaha Kismaayo iyo Afmadoow ayaa lagu kala baxay kadib markii ay halkaasi la wareegeen ciidamada huwanta ah.
Ma jirto faahfaahin dheeraad ah, laakiin wararka soo baxaya waxay sheegayaan in halkani ay ahayd difaacii ugu dambeeyey ee Alshabaab, lagana yaabo in Kismaayo ay isaga baxaan.
KismaayoNews.com