
Kn:Cutub ka tirsan ururka Alshabaab oo ay ahayd iney difaacaan magaalada Jowhar ayaa maanta isku soo dhiibey ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM.
Cutubkan isa soo dhiibay ayaa ciidamada dawladda lasoo xiriiray waxaana maanta loo diray ciidan culus oo taxaddar badan muujinayay balse ku guuleystey iney soo xareeyaan.
Waa ciidamadii ugu badnaa ee kasoo baxsada Alshabaab iyadoo magaalada Kismaayana la isku hor fadhiyo ayna iclaamiyeen inay difaacanayaan.
KismaayoNews.com