Jowhar-Luula oo lagu sii dhowyahay

Published: September 22, 2012

Kn: Xoogaga Alshabaab ayaa ka firxanaya magaalada Jowhar, dambiisha dalaga Soomaaliya, xili ay kaabiga ku hayaan ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika iyo kuwa dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Ciidamada ayaa magaalada u jira 15kiiloo mitir oo kaliya, waxaana la filayaa in madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud uu gaaro magaalada saacado gudahood marka magaalada lala wareego sida ay KismaayoNews u sheegeen saraakiil madaxtooyada ka dhow.

Si ka duwan difaacyada iyo dhufeysyada ay Kismaayo ka qoteen Shabaabka, wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in magaalada ay isaga baxayaan, waxaana loo maleynayaa in dagaal la’aan halkaasi lala wareedi doono si la mid ah magaalada Marko oo kale.

Wixii kasoo kordha dib ayaan kasoo tabin doonaa

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Muwaadhiniinta K/Afrikaanka ah ee lagu diley Soomaaliya oo tiradoodu korortey
Government condemns senseless attack on UN
AMISOM condemns attack on UNCC compound in Mogadishu
Muuqaladda sidii wax u dhaceen maanta Xamar
Weerarkii hey’adda Qaramada Midoobey ee UNDP iyo Amniga Qaranka