Ogeysiis: Waxaa Dhamaan Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan San Diego iyo nawaaxigeeda lagu wargelinayaa in laqaban doono shir lagu taageerayo ma
amul usameynta Jubbooyinka iyo Gedo.
Taariikhdu Markay tahay Khamiis, November 29, 2012 5 p.m. until 10:00 PM East African Cultural Center 4061 Fairmount Ave, San Diego, CA 92105.
Fadlan kasoo qaybgal.