Ciidamada Kenya oo baaraya filimkan

Published: December 1, 2012

Kn: Afayeenka ciidamada Kenya waxa ay baarayaan kuwa ay yihiin ciidamada Kenya ee sidan wax u jir dilaya.

Filimkan waxaa laga baahiyey taleefishinka Citizen ee Kenya, waxaana ka muuqda labbo nin oo Alshabaab looga shakisanyahay oo si xun loo garaacayo si xog looga helo.

KismaayoNews.com

 


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Labbo qof xoolo dhaqato ah oo lagu diley suuqa xoolaha Kismaayo
Xaawo Wiilo iyo seeygeeda Faarax Feyte ayaa dil ka geystey Kismaayo
Ciidamada dowladda ee Kismaayo oo taliskooda la’isku heysto
Madaxweynaha Jubbaland oo wafti qaabiley
Haweeney Kismaayo ku dishey 2 askari