Kn:Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadwaynaha Soomaaliyeed ee ka soo jeedda gobboladda jubbooyinka iyo Gedo isla markaana degan Magaaladda Stockholm iyo nawaaxigeedda inay ka soo qayb galaan shir lagu taageerayo maamul u samaynta goballadda Jubbooyinka iyo Gedo.
Goobta: Hotelka Jubba ee ku yaala xaafadda Akale.
Taariikhda: 8/12/2012
Saacadda: 18:00
Wixii dheeraad ah kala xiriir,
Nasir Rashid + 46 76~210 99 73
Mohamed Abdulahi + 46 73~700 11 69