“Qadda mooyee, doorashada Somaliland waa mid quman”

Published: December 3, 2012

Kn: illaa 50 korjoogayaal caalami ah oo intooda badan ka socdey Britain ayaa war murtiyeed ay kasoo saareen doorashooyinkii dowladaha hoose ee Somaliland waxa ay ku sheegeen kuwa si madax banaan u dhacay.

Waxayse yiraahdeen waxaa jirey cilado ay ka midyihiin qadda farta la’isu galinayay oo ahayd mid la’iska meeyri karo, taasina ay suurogal ka dhigeysay in qofka labbo jeer codeyn karay, aysana jirin illaalin ku filan oo looga hortagayay labo-jeer codeynta.

Natiijada codbixinta ayaa wali ah, waxayna ahayd doorasho si weyn loogu tartamay.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Video : Dr. Gaas “4 malyuun oo jawaan oo dhuxul ah oo Kismaayo taala, meeqa geed ayaa laga jaray?”
Kenya oo sheegtey in ay u aartey dadkii baska lagu laayay
Maxkamadda Rayidka ee Jubba oo dadka u sheegtey in ay soo gudbiyaan dacwadaha dhulka
Xog Dheeraad ah : Qorshaha guddoonka baarlamaanka ka leeyahay shirka barito
Xildhibaano Wada Mooshin Kale __ Timirtii horaba dab loo waa