Wasiiro waqtiga ka dhacay

Published: December 3, 2012

Kn: Labbo wasiir oo ka tirsan golaha wasiirada ee Soomaaliya ayuu ka dhacay waqti loo qabtay.

Wasiirka arrimaha dibada iyo gaashaandhiga ayaa waxaa horey loogu qabtay muddo todobaad ah in ay ku hortagaan baarlamaanka si ay sharaxaad oga bixiyaan shaqadooda arrimo la xiriira, waqtigaasi waxa uu ku ekaa shalay, mana aysan hortagin baarlamaanka.

Kani waa gefkii ugu horeeyey oo dhexmara baarlamaanka iyo xukuumadda.

Kulan uu maanta yeeshey baarlamaanka ayaa lagu soo hadal qaaday arrinkaasi, iyadoo lagu baaqay in ay hortagaan baarlamaanka.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
War saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland oo lagu ogolaaday war murtiyeedkii IGAD
Kismaayo oo dagaal laga iclaamiyey
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013
Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia 22nd Extra-Ordinary Summit of Heads of State and Government of IGAD 24 May 2013, Addis Ababa, Ethiopia‏
Jeneraal Saalax Makoma, taliye cusub oo loosoo magacaabay Jubadda Hoose