Baafinta oo isu heley qoys kala baadi lumey

Published: December 4, 2012

Kn: Madaxweynaha ururka bisha ICRC Mudane Peter Maurer ayaa mahadcelin diiran kala kulmey nin Soomaali ah oo Britain ku dhaqan kadib markii barnaamijka baafinta loogu heley qoyskiisa oo 10 xubnood ka kooban oo ay muddo kala maqnaayeen.

Maxamed Diiriye ayaa fariin baafin ah dhigey xafiiska hey’adani dadka isu baadi goobta, kadibna waxaa qoyskiisa looga heley dalka Yemen oo ay qaxooyi ku yihiin.

Kumanaan dad oo Soomaaliyeed oo qoys iyo qaraabo ahaa ayaa kala lumey tan iyo intii ay socdeen dagaaladdii sokeeye 20ka sanno.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Shirweyne qaran oo amniga looga hadlayo oo ka furmey Xamar
Waan Waan laga keeney Barre Hiiraale
Barwaaqo ku qulquleysa Kismaayo oo lasoo sawirey
Bill Clinton : Aniga kama warqabin weerarkii Jeneraal Caydiid
Cabdiwali oo Kismaayo ka laabtay isagoo maqsuudsan