Madaxweynaha oo u socdaalay Turkiga

Published: December 4, 2012

Kn:Wafti uu horkacayay madaxwaynaha dalka, Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta u socdaalay dalka Turkiga kadib markii ay casuumaad ka heleen madaxda dalkaasi.

Madaxweynaha waxaa socdaalka ku weheliyay, wasiirada Arimaha dibadda, Gaashaandhigga iyo Maaliyadda, waxaana la filayaa inay kulamo khaas ah la qaataan madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga.

Dabcan waxay kala hadli doonaa sidii ay dawladda Turkiga u sii xoojin lahayd xiriirka kala dhexeeya Soomaaliya isla markaana kor ugu qaadi lahayd kaalmada ay siinayso walaalahooda Soomaaliyeed.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xasan Sheekh oo u safray Talyaaniga xili uu raadkiisa ka qoyanyahay Imaaraadka
Madaxda dowladda marka shacabka la laayo kama hadlaan, marka AMISOM wax la yeelo cambaareyn ku waasha !
AMISOM oo ‘lagu jano tagay’ Jannaale
Qoryooleey : Buundooyin lagu dumiyey xamuul qarax ah
Bulshada rayidka oo dastuurka ku biirisey 14 qodob “beesha caalamka banaanka ha naga joogaa”