Garoonka Wiil-Waal ee Jigjiga

Published: December 6, 2012

Kn: Garoonka dayuuradaha caalamiga ah ee magaalada Jigjiga, xarunta ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo lagu magacaabo Garaad Wiil Waal ayaa bishii hore dhamaadkeedii waxaa xariga ka jaray madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.

Garoonka ayaa waxaa ku baxday 64 malyuun oo bir ah lacagta Ethiopia.

Dad kala duwan oo ay la hadashay shabakadani ayaa u sheegey in garoonkani uu magaalada kusoo kordhinayo hormar cusub oo aad loo dherarsanaa, gaar ahaan in ay sare u kacaan duulimaadyada halkaasi taga ee wada dadka dalxiisayaasha ah.

Dowlad deegaanka ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii wax looga qaban lahaa dib u dhiska goboladaasi oo ay muddooyin badan la hareen dagaalo iyo xasilooni darro siyaasadeed.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Xasan Sheekh iyo Shariif Xasan oo u kala dhuumanaya waddamada Islaamka
DF : Guddiga Xuduudaha ayaa xalinaya cabashada Puntland ee Galmudug
Dad badan oo lagu laayay weerar ka dhacay Mandheera
Guddiga Doorashooyinka oo la anisixiyey, Xaliimo Yareey oo heshey codadka ugu yar
Isbitaalka Kismaayo oo loo dhisey saallo casri ah