Puntland oo laga samaynayo filim la magacbaxay “Kusoo dhowoow Puntland”

Published: December 6, 2012

Kn: Warbaahinta qaranka Australia ee loo yaqaano SBS ayaa biloowdey samaynta filim xog-uruurin ah oo lagaga hadlayo xasiloonida iyo horumarka Puntland.

Filimka waxaa kasoo muuqanaya madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole oo isaga oo magangalyo doon ah ku noolaan jirey dalka Australia ha hor inta uusan madaxweyne noqonin.

Soo saarayaasha filimkan ayaa sheegey in ay oga gol leeyihiin in ay dadka reer Australia tusaan waxyaabaha iyaga xiriirka la leh ee aduunka meelaha kala duwan ka dhacay, iyo sida qof dalkaasi jinsiyadiisa heysta uu isbadal ugu sameyn karo meelo kale.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Suuqa Saamiyada Soomaaliya oo la furayo, shirkado is diiwaangaliyey
Soomaalidu maxay dhulka doogga leh isugu sawirtaa?
Nin Dhalinyaro ah oo Soomaaliya Ka Furey Iskuul Kartaayda Lagu Barto
BUSINESS OPPORTUNITIES FROM SOMALI FEDERAL GOVERNMENT – MINISTRY OF POST AND TELECOMMUNICATIONS AND WORLD BANK GROUP
Xildhibaan Yuusuf Xassan oo Cagahiisa isku taagay