Ciidamada Badda Maraykanka oo ceel ka qodey Dira Dhaba

Published: December 7, 2012

Kn: Tuulo ku taala magaalada Dira Dhaba agteeda oo ay degenyihiin 500 oo dad Soomaaliyeed ah ayaa la sheegey in laga qodey ceel biyood aad loogu baahnaa.

Dadkani oo raacato ah, ayaa la sheegey in ay ku diirsadeen ceelka laga qodey tuuladan oo lagu magacaabo Challalumsa, hawshana waxaa qabtay qeyb ka mid ah ciidamada maraykanka ee badda oo lagu magacaabo The Seabees of Naval Mobile Construction Battalion (NMCB) cutubka koowaad.

Horey waxa ay dadka biyaha ka doonan jireey buuraha dushooda meel 20 mile u jirta, ceelkana waxaa gunta loo qodey 250 feet masaafo dhan

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Duulimaadkii Kismaayo iyo Xamar oo dib u furmey
Ciidamo ka socda Sierra Leone oo soo gaaray Taabdo, Jubadda Hoose
Mooshinkii lala noqey, laakiin mar kasta waa lasoo celin karaa, xitaa berri
Jubbaland : Hadal is burinaya oo kasoo baxay Ethiopia
Norway “Kenya kuma taageereyno qaadashada dhul Soomaaliyeed”