War Hadda soo dhacay : Qarax ka dhacay masaajid uu ku tukanayay Yuusuf Xassan

Published: December 7, 2012

Kn: Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo waaweyn oo ka dhacay masaajidka Al-Hidaaya ee xaafadda Islii halkaasi oo uu ku tukanayay xildhibaanka Kamakunji Yuusuf Xassan

Wararka qaarkood ayaaba ka hadlaya in uu xildhibaanka dhaawacmay, balse warkaasi wali ma xaqiijin karno.

Dad goobjooge ah ayaa noo sheegey in ay arkayeen dhaawacyo illaa sedex ah oo la keeney isbitaal ku yaala wadada 9aad, kadibna loosii gudbiyey meelo kale.

Wixii kordha kala soco halkaan


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Nin Soomaali ah oo indhaha la’ oo ka barbar dagaalamaya Daacish
Xog dheeraad ah : Kaalmada qaxootiga Kenya ka laabanaya
Ciidanka dowladda oo sheegey in ay ka aarsanayaan ehelka Alshabaab
Britain oo la timid siyaasad cusub oo dunida ku saamaynayso
Maraykanka oo dayuuradihiisa ka mabnuucey hawada Soomaaliya