Jowhar oo laga qabsaday Al-Shabaab

Published: December 9, 2012

Kn: Ciidamada nabad ilaalinta midoowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa xoogga dalka ayaa la wareegey magaalada muhiimka ah ee Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelada Dhexe.

Wax dagaal ah iyo iska caabin toona kama dhicin, magaaladana hadda waxaa gacanta ku haya ciidamada isgarabsanaya.

Waxay ahayd magaaladdii ugu muhiimsanayd ee ugu dambeeysey ee ku jirtey gacanta Al-Shabaab.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Haweeney Kismaayo ku dishey 2 askari
Tix gabay ah oo tilmaamo wanaagsan ka bixineysa Macalin Dhoodaan
Soomaalida oo cabasho geysey baarlamaanka K/Afrika + Video
Xamar oo Kismaayo kudd ooga soke maray
Waa ceynkee dareeska ciidanka cusub ee Jubbaland?