Kn: Shabakadda KismaayoNews goordhow waxay idiin soo gudbineysaa warbixino muhiim ah oo la xiriira kadib dib u doorashaddii Barack Obama iyo qorshe cusub oo dowladda Maraykanka ka gaartay Alhsbaab, iyo waliba sababaha baajiyey socdaalkii madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ee Kenya.
GOORDHOW la soco warbixinadaasi oo ah kuwa dhaxalgal ah, oo xitaa mudan in aad daabacatid ama aad emailka ku dirsatid ama si kale aad u keydsatid.
KismaayoNews.com