Kn: Dalka Britain waxaa xabsi ku jira nin Soomaali ah 10 sanno kadib markii uu dhamaystey xukunkii xabsiga ahaa dacwad la xiriirtey haween uu kubsaday.
Ninkani oo aanan magaciisa la faafin, ayaa waxa uu ku jiraa xabsi ku yaala magaalada Lincolshire ee Britain, halkaasi oo maxkamadaha iyo laanta socdaalka ay isku hesytaan.
Maxkamaddu waxa ay sheegeysaa in ninkani aysan jirin dal lagu celiyo amaan darada ka jirta Soomaaliya darteed, halka ciidamada amaanka ay sheegayaan in ninkani uu bulshada halis ku yahay oo aanan lagu dhex siideyn karin.
Giraanle waa kalmad Afsoomaali facweyn oo micnaheedu yahay ragga dumarka kufsada, waxaana laga keeney miyiga oo rag ceynkan ah ay duurka u gali jireen dumarka xaabada iyo awrta doona.
KismaayoNews.com
| UGU DAMBEEYEY |
| FIIDSOOH : Riman iyo Ceeb |
| Madaxweynaha Jubbaland oo Kenya u duulaaya |
| Baarlamaanka oo la aamusiiyay |
| Ciidanka Jubbaland oo hawlgalay |
| Somalia and the slippery slope of ‘Jubbaland’ |