Askari toogtey taliyihiisa, Dhuusamareeb

Published: December 13, 2012

Kn: Madaxa amaanka magaalada Dhuusamareeb ee Galgaduud Farxaan Macalin ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawacanyahay, laguna dabiibayo isbitaal halkaasi ku yaala kadib rasaas haleeshey.

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in nin ka tirsan ciidankiisa uu toogtey taliyaha, sababo aanan la ogeyn.

Sargaalkan oo ka tirsan ciidamada Ahlu Sunnah ee dhawaanta sheegey in ay ku biirayaan ciidamada xoogga dalka ayaa la sheegey in dhaawiciisa uu fududyahay.

KismaayoNews.com


KismaayoNews.com



UGU DAMBEEYEY
Turkiga oo joojiyey mashaariicdii uu Xamar ka waday
Gaza : Laqaadaha shimbiraha iyo gantaalka dadka leynaya
Soomaaliya oo gashay qabanqaabo doorashooyin
Askari lagu dalacsiiyey fiidhoonaan weerarkii madatooyada
Taraafikada oo firimbigii dhigey, qaatay hub ay isku difaacaan